30-Day Ramadan English Series | Waxkabaro Academy

Baro Erayada iyo Jumlooyinka bisha Ramadaan! Join Waxkabaro Academy’s free 30-Day Ramadan English Challenge for Somali speakers globally. Master daily vocabulary and phrases today.

Challenge Highlights:

  • Target Audience: Somali speakers wanting to improve their English.
  • Duration: 30 Days of daily mini-lessons.
  • Content: Phrases, Vocabulary, and Interactive Quizzes.
  • Cost: 100% Free (Open Access).

Chapter 1: The Beginning

Chapter 2: The Daily Routine

Chapter 3: Health & Wellbeing

πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

Chapter 4: Mindset & Character

Chapter 5: The Final Ten Nights

Chapter 6: Zakat & Celebration

πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (Ramadan FAQs)

πŸ’¬ Waa maxay 30-Day Ramadan English Series? (What is the series?)

Waa barnaamij bilaash ah oo 30 maalmood soconaya kaas oo ay bixiso Waxkabaro Academy. Wuxuu ardayda Soomaaliyeed barayaa erayada iyo jumlado muhiim ah oo la xiriira bisha Ramadaan.

πŸ’¬ Sideen ugu biiri karaa koorsooyinka rasmiga ah? (How do I join the main courses?)

Haddii aad rabto inaad horumariso xirfadaada wada-sheekaysiga, waxaad iska diiwaangelin kartaa barnaamijkeena CEFR. Kaliya qaado imtixaankeena qiimaynta ee bilaashka ah (Free Level Assessment) si aad u ogaato heerka kugu habboon.

πŸ“–