Day 8: Daily Acts of Worship and Reading Quran

Welcome to Ramadan English Phrases Series By Waxkabaro Academy

Maanta waa maalintii siddeedaad! Today, we focus on the spiritual heart of the month: our daily worship and our deep connection with the Holy Quran.



1. I try to recite at least one Juz of the Quran every day to stay on track.

Somali Meaning: Waxaan isku dayaa inaan akhriyo ugu yaraan hal jus oo Quraanka ah maalin kasta si aan jadwalkayga ugu sii socdo.

Vocabulary:

  • Recite“: Akhrin/Qiraaro (To say a text aloud from memory or while reading).
  • Stay on track“: Inaad jadwalkaaga ku sii socotid (To continue doing something as planned).

2. I’m spending more time in personal supplication after each obligatory prayer.

Somali Meaning: Waxaan waqti badan ku bixinayaa Baryada allah ama Duceysi salaad kasta oo waajib ah ka dib.

Vocabulary:

  • Supplication“: Baryo/Duco .
  • Obligatory“: Waajib (Something you must do).

3. It is rewarding to reflect on the meaning of the verses while reading the quran.

Somali Meaning: Waa wax ajar badan in laga fekero macnaha aayadaha quranka aad aqrinesyso

Vocabulary:

  • Rewarding“: Ajar/Faa’iido laga helayo (Giving satisfaction or merit).
  • Reflect on“: Inaad ka fekerto/ ku dadaburid (To think deeply about something).

Day 8: Ramadan Series Quiz šŸ“ Do The Test

Test your understanding of the lesson.

1. What does it mean to “stay on track”?

2. Which word means “Duco” or “Baryo” in English?

3. If a prayer is “obligatory,” what does that mean?

4. What is the Somali meaning of “Reflect on”?

5. If an action is “rewarding,” what does it provide?


šŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • šŸ”¹ Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • šŸ”¹ Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • šŸ”¹ Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • šŸ”¹ Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

šŸ“–