Day 02: Intentions & Preparation

Welcome to Ramadan English Phrases Series By Waxkabaro Academy

Maanta waa maalintii labaad! Today, we focus on setting our goals and preparing our homes and schedules for the arrival of the blessed month.


1. I am setting a goal to finish reading the whole Quran this month.

Somali Meaning: Waxaan dejinayaa hadaf aan ku dhameynayo akhrinta quraanka oo dhan bishan.

Vocabulary:

  • Setting a goal“: Hadaf dajin(Deciding on something you want to achieve).
  • Whole“: Dhammaan ama dhammaanteed (Everything/complete).

2. We need to stock up on essentials like dates and flour before Ramadan begins.

Somali Meaning: Waxaan u baahanahay inaan kaydsano waxyaabaha muhiimka ah sida timirta iyo daqiiqda intaanu Ramadaanku bilaaban.

Vocabulary:

  • Stock up“: Kaydsasho (To buy a large amount of something to use later).
  • Essentials“: Waxyaabaha daruuriga ah/muhiimka ah.

3. I’ve cleared my schedule in the evenings to focus more on my prayers.

Somali Meaning: Waxaan banneeyay waqtigayga fiidkii si aan xoogga u saaro salaadda.

Vocabulary:

  • Cleared my schedule“: Banneeyay waqtigeyga (Making time by removing other tasks).
  • Focus more“: Xoogga saaraya (Giving more attention to something).

Day 2: Ramadan Series Quiz 📝 Do The Test

Test your understanding of the lesson.

1. What does it mean to “set a goal”?

2. If you “stock up” on food, what are you doing?

3. Which of these is an example of “essentials” during Ramadan?

4. What does “cleared my schedule” mean in Somali?

5. If you “focus more” on your prayers, what are you doing?


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖