Day 25: Understanding Seclusion (Itikaf) in English

Welcome to Ramadan English Phrases Series By Waxkabaro Academy

Maanta waa maalintii shan iyo labaatanaad! Today, we learn how to talk about Itikaf, the beautiful practice of staying in the mosque to worship Allah and disconnect from the world.


🎥 Watch the Lesson Video


1. Many Muslims observe Itikaf by staying in the mosque for the final ten days.

Somali Meaning: muslimiin badan ayaa guda (sameeya) Ictikaafka iyagoo ku nalaanaya masjidka tobanka maalmood ee ugu dambeeya.

Vocabulary:

  • Observe“: Gudanaya / Sameynaya (Performing a religious practice).
  • Staying in“: Ku nagaanaya / Deggan (Remaining in a place).

2. Itikaf is a spiritual retreat where one focuses solely on worship and prayer.

Somali Meaning: Ictikaafku waa gooni-u-bax ruuxi ah oo qofku uu xoogga saarayo kaliya cibaadada iyo ducada.

Vocabulary:

  • Spiritual retreat“: Gooni-u-bax ruuxi ah (Moving away from normal life to focus on faith).
  • Solely“: Kaliya (Only and exclusively).

3. During Itikaf, people disconnect from worldly distractions to get closer to Allah.

Somali Meaning: Inta lagu jiro Ictikaafka, dadku waxay ka go’aan waxyaabaha dunida ee mashquuliya si ay ugu dhawaadaan Allaah.

Vocabulary:

  • Disconnect“: Ka go’aan (To stop being connected or distracted).
  • Worldly distractions“: Waxyaabaha dunida ee mashquuliya (TV, phones, work, etc.).

Day 25: Ramadan Series Quiz 📝 Do The Test

Test your understanding of the lesson.

1. What is the English term for “Gooni-u-bax ruuxi ah”?

2. What does “solely” mean in Somali?

3. If you “disconnect” from your phone, what are you doing?

4. What are “worldly distractions”?

[Image illustrating common worldly distractions like social media and phone notifications]

5. What is the Somali meaning of “Observe” in this lesson?


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖