Day 16: Controlling Speech and Avoiding Gossip

Welcome to Ramadan English Phrases Series By Waxkabaro Academy

Maanta waa maalintii lix iyo tobnaad! Today, we focus on the importance of guarding our tongues and ensuring our speech remains kind and purposeful during the fast.

πŸŽ₯ Watch the Lesson Video


1. Fasting is not just about staying away from food; it’s also about guarding our tongue.

Somali Meaning: Soonku kaliya maaha inaad cuntada ka fogaato; waa sidoo kale inaad carrabkaaga ilaaliso.

Vocabulary:

  • staying away From : ka fogaanyo
  • Guarding“: Ilaalin (Protecting or controlling something).

2. I am trying my best to avoid gossip and backbiting while I am fasting.

Somali Meaning: Waxaan ku dadaalayaa inaan iska ilaaliyo xanta iyo hilib-cunista (qof maqan in laga hadlo) inta aan soomanahay.

Vocabulary:

  • Gossip“: Xan (Talking about the private lives of others).
  • Backbiting“: qof ceebihiisa aad ka shekeyso (Speaking ill of someone who is not present).

3. If you have nothing good to say, it is better to remain silent.

Somali Meaning: Haddii aadan hayn wax wanaagsan oo aad tiraahdo, waxaa fiican inaad aamusnaato.

Vocabulary:

  • Remain silent“: Aamusnaan (Staying quiet).
  • Better to“: Waxaa fiican in.

Day 16: Ramadan Series Quiz πŸ“ Do The Test

Test your understanding of the lesson.

1. What does “guarding our tongue” mean in this lesson?

2. What is the Somali meaning of “Gossip”?

3. What is “backbiting”?

4. What does it mean to “remain silent”?

5. Which word refers to “Carrabka”?

πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–