Day 22: Seeking the Night of Power (Laylatul Qadr)

Welcome to Ramadan English Phrases Series By Waxkabaro Academy

Maanta waa maalintii labo iyo labaatanaad! Today, we discuss the significance of the most powerful night of the year and why we focus on specific nights.


πŸŽ₯ Watch the Lesson Video


1. Laylatul Qadr is most likely to occur during the odd nights of the last ten days.

Somali Meaning: Laylatul Qadrigu waxay u badan tahay inay ku jirto habeenada kinsiga ah ee tobanka dambe.

Vocabulary:

  • Most likely“: Waxay u badan tahay (Something that has a high chance of happening).
  • Occur“: Dhicid / Inay dhacdo (To happen or take place).
  • Odd nights“: Habeenada kinsiga ah (Nights like 21st, 23rd, 25th, 27th, and 29th).

2. This night is more blessed than a thousand months, so let’s maximize our efforts.

Somali Meaning: Habeenkani wuxuu ka barako badan yahay kun bilood, markaa aan dadaalkeena kordhino (ugu dambaystii gaadhsiino).

Vocabulary:

  • More blessed than“: Ka barako badan (Having more spiritual value).
  • A thousand months“: Kun bilood
  • Maximize“: Inaad heerka ugu sarreeya gaadhsiiso (To make the best use of something).

3. I am staying up all night in prayer, hoping to catch the blessings of the Night of Power.

Somali Meaning: Waxaan soo jeedayaa habeenka oo dhan anoo tukanaya, rajaynayana inaan helo barakada habeenka Laylatul Qadriga.

Vocabulary:

  • Staying up“: Soo jeed (Not going to sleep).
  • Catch the blessings“: Helidda barakada.

Day 22: Ramadan Series Quiz πŸ“ Do The Test

Test your understanding of the lesson.

1. What does “most likely” mean in Somali?

2. What is the English phrase for “Ka barako badan”?

3. What are “odd nights” in the context of Ramadan?

4. If you “maximize” your efforts, what are you doing?

5. How many months of worship is Laylatul Qadr worth?


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–