Day 04: Explaining Ramadan to Non-Muslim Friends

Welcome to Ramadan English Phrases Series By Waxkabaro Academy

Maanta waa maalintii afraad! Today, we focus on how to explain our beautiful month and the practice of fasting to friends or colleagues who may not be familiar with it.


1. During Ramadan, we abstain from food and drink from dawn until sunset.

Somali Meaning: Inta lagu guda jiro bisha Ramadaan, waxaan ka fogaannaa cuntada iyo cabitaanka laga bilaabo waaberiga ilaa qorrax dhaca.

Vocabulary:

  • Abstain from“: Inaad ka fogaatid ama iska deysid (To stay away from something).
  • Until“: Ilaa (Up to a certain time).

2. Fasting is a way for us to practice patience and feel for the poor.

Somali Meaning: Soonku waa noo hab aan ku baranno samirka, kuna dareenno dadka danyarta ah.

Vocabulary:

  • Patience“: Samir (Being able to wait or endure something difficult).
  • Feel for“: Inaad dareento (To have sympathy or understand someone’s situation).

3. We break our fast with a meal called Iftar, which often starts with dates.

Somali Meaning: Waxaan afurannaa cunto loo yaqaanno Afur, taas oo inta badan ku bilaabata timir.

Vocabulary:

  • Break our fast“: af furid (Stopping the fast by eating).
  • Often“: Inta badan (Frequently).

Day 4: Ramadan Series Quiz 📝 Do The Test

Test your understanding of the lesson.

1. What does the word “abstain” mean in the context of fasting?

2. What is the Somali meaning of the word “Patience”?

3. When we “feel for” the poor, what are we doing?

4. What does “break our fast” mean?

5. If something happens “often,” how frequently does it happen?


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖