Day 18: Generosity, Charity, and Helping the Needy

Welcome to Ramadan English Phrases Series By Waxkabaro Academy

Maanta waa maalintii siddeed iyo tobnaad! Today, we focus on the importance of being generous and giving back to those who have less than we do.


šŸŽ„ Watch the Lesson Video

1. Ramadan is a time to be generous and help those who are less fortunate.

Somali Meaning: Ramadaanku waa waqti deeqsinimo la muujiyo lana caawiyo dadka aan nasiibka lahayn (danyarta).

Vocabulary:

  • Generous“: Deeqsi (Willing to give more than is expected).
  • Less fortunate“: Dadka danyarta ah

2. I’m planning to donate some money and clothes to a local charity this week.

Somali Meaning: Waxaan qorshaynayaa inaan toddobaadkan lacag iyo dhar ugu deeqo hay’ad samafal oo maxalli ah.

Vocabulary:

  • Donate“: U deeqid (Giving money or goods to help a person or organization).
  • Local Charity“: Hay’ad gargaar oo maxali ah.

3. Small acts of kindness, like feeding a fasting person, carry great rewards.

Somali Meaning: Ficillada yaryar ee naxariista leh, sida in la afuriyo qof sooman, waxay xambaarsan yihiin ajar weyn.

Vocabulary:

  • Acts of kindness“: Ficillo naxariis leh.
  • “Carry great rewards“: Waxay xambaarsan yihiin ajar weyn.

Day 18: Ramadan Series Quiz šŸ“ Do The Test

Test your understanding of the lesson.

1. What does it mean to be “generous”?

2. Who are the “less fortunate” people?

3. What is the Somali meaning of “Donate”?

4. What is a “Charity”?

5. What is an example of an “act of kindness”?


šŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • šŸ”¹ Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • šŸ”¹ Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • šŸ”¹ Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • šŸ”¹ Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

šŸ“–