Day 11: Nutrition, Hydration, and Balanced Eating

Welcome to Ramadan English Phrases Series By Waxkabaro Academy

Maanta waa maalintii kow iyo tobnaad! Today, we talk about how to keep our bodies healthy and strong by choosing the right foods and drinking enough water.


1. Try to avoid salty foods during Suhur because they make you feel thirsty later.

Somali Meaning: Isku day inaad ka fogaato cuntooyinka cusbada leh xilliga suxuurta sababtoo ah waxay kugu ridayaan oon gadaal dambe ah.

Vocabulary:

  • Avoid“: Ka fogaawo ( To stay away from something).
  • Salty“: Cusbo leh (Food that has a lot of salt).

2. A balanced meal with protein and fiber will keep you full for a longer time.

Somali Meaning: Cunto dheellitiran oo leh borotiin iyo faybar waxay kuu oggolaanaysaa inaad dheregto waqti dheer.

Vocabulary:

  • Balanced meal“: Cunto isku dheellitiran (A meal with all the right nutrients).
  • Keep you full“: Inaad dheregsanaato (Not feeling hungry).

3. Drink water in small amounts between Iftar and Suhur to stay hydrated.

Somali Meaning: Cab biyaha tiro yar yar inta u dhaxaysa Afurka iyo Suxuurta si aad jidhkaaga biyaha ugu dhowrtid.

Vocabulary:

  • Small amounts“: Tiro yar yar (Not too much at once).

Day 11: Ramadan Series Quiz 📝 Do The Test

Test your understanding of the lesson.

1. Why should you “avoid” salty foods?

2. What is the Somali meaning of “Balanced meal”?

3. If a meal “keeps you full,” what does that mean?

4. What does “small amounts” mean?

5. What is the English word for “Inta u dhaxaysa”?


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖