Welcome to Ramadan English Phrases Series By Waxkabaro Academy
Maanta waa maalintii toddobaad! Today, we discuss how to balance our daily responsibilities at work or school while observing the fast.
1. I try to tackle the most difficult tasks in the morning while I still have energy.
Somali Meaning: Waxaan isku dayaa inaan qabto shaqooyinkeyga ugu adag subaxdii intaan weli firfircoonida hayo.
Vocabulary:
- “Tackle“: Inaad wax qabato ama wajahdo (To deal with or handle a task).
- “The Most Difficult tasks“: Shaqooyinka ugu adag.
2. I usually take a quick power nap in the afternoon to recharge my batteries.
Somali Meaning: waxaa inta badan qaataa hurdo gaaban duhuradii si aan u helo firficooni.
Vocabulary:
- “Power nap“: Hurdo gaaban ama indho gaduudsi .
- “Recharge my batteries“: Dib u helida xoogga iyo firfircoonida (To regain your energy and strength).
3. My colleagues are very understanding and supportive of my fasting schedule.
Somali Meaning: Saaxiibadayda shaqada aad bay ayee ii fahmaan, iiguna taageereen jadwalkayga soonka.
Vocabulary:
- “Colleagues“: Saaxiibada shaqada (The people you work with).
- “Supportive“: Taageero / Garab istaag.
Day 7: Ramadan Series Quiz 📝 Do The Test
Test your understanding of the lesson.
1. What does it mean to “tackle” a task?
2. What is a “power nap”?
3. What does the idiom “recharge my batteries” mean?
4. Who are your “colleagues”?
5. What does it mean if your friends are “supportive”?
