Free English Resources & Masterclasses for Somalis

Start your English journey at no cost with Waxkabaro Academy. Explore our comprehensive library of free English resources designed exclusively for Somali speakers. From our CEFR Level Assessment test and beginner A1 trial lessons, to expert masterclasses and daily spoken English phrases, you can build your confidence before joining our premium programs.

Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Free iyo Premium? (Free vs. Paid)

Waa maxay sababta ay ardaydu ugu biiraan barnaamijyadeena rasmiga ah? Halkan ka eeg farqiga u dhexeeya casharada bilaashka ah iyo koorsooyinka lacagta ah (Premium):

🎁 Free Resources (Bilaash):

  • Waa hordhac: Casharo gaagaaban oo ku baraya aasaaska iyo erayo cusub.
  • Keligaa baro: Muuqaalo aad daawan karto, laakiin ma helaysid macalin ku saxo.
  • Jadwal la’aan: Adiga ayaa is-maamulaya, wax nidaam (curriculum) ah oo buuxa ma lahan.
  • Yaa u baahan: Qof raba inuu tijaabiyo tayada Waxkabaro Academy ka hor inta uusan is-diiwaangelin.

⭐ Premium CEFR Programs ($20/bishii):

  • Nidaam Buuxa (A1 ilaa C1): Koorsooyin isku xiran oo ku gaarsiinaya heerka ugu sarreeya ee English-ka.
  • Kulamo Toos ah (LIVE Classes): Asbuucii 2 jeer ayaad macalimiinta kala qeyb galaysaa kulamo lagu tababarto hadalka (Speaking Practice).
  • App Gaar ah: Hel barnaamijka mobile-ka (Android & iOS) oo leh kedisyo (quizzes), buug, iyo dhageysi.
  • Caawinaad & Shahaado: Macalimiin ku saxaysa, arday aad isla barataan, iyo shahaado markaad dhameyso heer walba.

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (Free Resources FAQs)

💬 Qeybtan ma lacag la’aan baa? (Is everything here really free?)

Haa! Dhammaan muuqaalada, imtixaanada, iyo casharada tijaabada ah ee boggan ku jira waa 100% bilaash. Waxaan rabnaa inaad tijaabiso tayada Waxkabaro Academy ka hor inta aadan is-diiwaangelin.

💬 Xagee baan ka bilaabaa? (Where should I start?)

Haddii aadan aqoon heerkaaga, waxaan kugula talinaynaa inaad marka hore qaadato Free CEFR English Test. Haddii aad rabto inaad horumariso hadalkaaga, daawo Free Masterclasses-keena.

💬 Ma helayaa casharo cusub oo bilaash ah? (Will you add more free lessons?)

Haa, si joogto ah ayaan halkan ugu soo kordhinaa casharo cusub, tijaabooyin, iyo muuqaalo gaagaaban oo ku saabsan barashada English-ka (Spoken English phrases).