Phrasal Verbs Series: 17 Go off

Go off

✍️ If you know what “go off” means, write it in the Comment Section!

Phrasal Verbs Series Lesson.

Meaning: When an alarm makes a sudden noise, or when food goes bad and is no longer safe to eat.

Somali: Marka uu dhaco (yeero) alaarmiga saacadda/baabuurka, ama marka ay cuntadu (sida caanaha) xumaato oo aan la cuni karin.

Examples:

  1. My phone alarm goes off at 6:00 AM every morning.
  2. Don’t drink that milk; I think it has gone off.

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase in the comments!


Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Go off

  • Waa maxay macnaha “Go off” marka laga hadlayo alaarmiga? Jawaab: In kasta oo ereyga “off” uu inta badan ka dhigan yahay in wax la damiyay, marka laga hadlayo alaarmiga ama digniinta, “go off” waxay ka dhigan tahay inuu dhacay ama yeeray si weyn.
  • Muxuu uga dhigan yahay marka cuntada laga hadlayo? Jawaab: Cuntada (sida hilibka ama caanaha) marka la yiraahdo “it went off,” waxay ka dhigan tahay way quruntay ama xumaatay, oo wakhtigeedii wuu dhacay.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–