Phrasal Verbs Series: 18 Pull over

Pull over

✍️ If you know what “pull over” means, write it in the Comment Section!

Phrasal Verbs Series Lesson.

Meaning: To drive your vehicle to the side of the road and stop.

Somali: Inaad baabuurka waddada dhinaceeda u leexiso oo aad joojiso (inta badan marka cilladi timaado ama booliis ku joojiyo).

Examples:

  1. The cops pulled me over last night.
  2. Let’s pull over to ask for directions.

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase in the comments!


Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Pull over

  • Waa maxay macnaha “Pull over”? Jawaab: Waa erey si gaar ah loogu isticmaalo gawaarida iyo wadista. Waxay ka dhigan tahay inaad baabuurka u leexiso cidhifka waddada oo aad baarkin dhigto ama aad yara istaagto.
  • Goormaa inta badan la isticmaalaa? Jawaab: Waxaa aad loo isticmaalaa marka askariga taraafikada uu ku joojiyo (“The police pulled me over”), ama marka cillad baabuurka qabsato oo aad qasab ku istaagto.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–