Phrasal Verbs Series: 16 Put on

Put on

✍️ If you know what “put on” means, write it in the Comment Section!

Phrasal Verbs Series Lesson.

Meaning: To dress yourself with clothes, glasses, or makeup. It also means to gain weight.

Somali: Inaad xirato dhar, kabo, ama muraayado. Sidoo kale waxay ka dhigan tahay inuu miisaankaaga (culayskaaga) kordho.

Examples:

  1. It is very cold outside, make sure to put on your jacket.
  2. I have put on two kilos since I stopped going to the gym.

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase in the comments!


Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Put on

  • Waa maxay macnaha “Put on” xagga dharka? Jawaab: Waxay ka dhigan tahay ficilka xirashada dharka (To dress). Tusaale ahaan: “Put on your shoes” (Kabahaaga xiro).
  • Maxaa loola jeedaa marka qof yiraahdo “I put on weight”? Jawaab: Waxay la macno tahay in qofkaas uu buurnaaday ama uu miisaan saaray. Waa hab edeb leh oo luuqada lagu sheego in culaysku kordhay.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–