BEGINNER- CEFR A1 ENGLISH – Explorer Course –

$0

Category: Course: FREE A1 Explorer Course

🌟 Tijaabi Koorsadeena Special English Program – Beginner Level (CEFR A1)

 

Waxaad fursad u haysataa in aad tijaabiso koorsadeena gaarka ah.

⚠️ Xusuusnow: Level-kani waxaa loogu talagalay ardayda luuqadda bilaabayo.  Haddii adiga aad heerarka dhext tahay, fadlan tijaabi level-ka kale sida A2 ama B1.


📚 Waxaa kuu diyaarsan koorsadan tijaabada ah:

 

  • More than 10 Lessons: In ka badan 10 cashar oo si waadix ah loo sharxayo.

  • More than 20 Quizzes: Layliyo loogu talagalay in lagu hubiyo heerka fahankaaga.

  • Codad dad luuqadda u dhashay ah: Cashar walba waxaa la socda codad loogu talagalay in aad ka saxato dhawaqa jumladaha iyo erayada aad baranayso.

  • Illustrations and text: Sawiro iyo qoraalo si qurux badan loogu diyaariyay si ay kuugu fududaato fahankaagu.


❓ Maxaad noogu dooran kartaa?

 

  • Waxkabaro Academy: Waa institution-ka ugu faca weyn waxbarashada online-ka ee bulshada Soomaaliyeed.

  • Application casri ah: Isticmaalkiisu aad buu u fudud yahay, waana mid aad ku raaxaysan doonto.

  • Macalimiin ku jecel: Isbuuc walba waxaad laba jeer la kulmi kartaa macalimiinta (marka aad koorsada si buuxda isaga diiwaan geliso ayaad macalimiinta heli kartaa).

  • Koorso dhamaystiran: Waa koorso aad iyo aad u balaaran oo lagu jaan-gooyay baahidaada kuu gaarka ah.


🚀 Horay u soco oo tijaabi maanta!

 

Ka faa’iidayso fursadan si aad sare ugu qaado luuqadaada English-ka.