22 Sharing Secrets

I’m going to let you in on something.

✍️ If you know write in the Comment Section

Business English Series Lesson.

Meaning: To tell something that is secret or only known by a few people.

Somali: Inaad qof la wadaagto sir ama xog u qarsoon dad yar oo uusan qof walba ogeyn.

Examples:

  1. I’m going to let you in on something, The CEO is thinking of leaving the company.
  2. Can I let you in on a secret? We are launching a new product next month.
  3. Your turn:
    Write your own example sentence using this phrase in the comments!

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Sirta Ganacsiga English

  • Sidee loo sheegaa in xog gaar ah qof lala wadaagayo? Jawaab: Haddii aad hayso sirta ganacsiga English ahaan ama xog xafiiska ku saabsan oo aadan rabin in la faafiyo, waxaad saaxiibkaa ku dhihi kartaa “Let me let you in on a secret” (Aan sir kula wadaagoo). Tani waxay qofka tuseysaa in warka aad u sheegayso uu yahay mid u gaar ah isaga oo la rabo inuu qariyo.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖