20 Relieving Stress

let off steam.

✍️ If you know write in the Comment Section

Business English Series Lesson.

Meaning: To get rid of strong emotions or energy by doing some kind of enjoyable or relaxing activity.

Somali: Inaad iska yareyso carada, ama buufiska shaqada adigoo sameynaya wax aad ku nasato (sida jimicsi ama ciyaar).

Examples:

  1. Fariixa usually goes jogging to let off steam.
  2. After a long week of stressful meetings, I play football to let off steam.
  3. Your turn:
    Write your own example sentence using this phrase in the comments!

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Nasashada Shaqada English

  • Waa maxay macnaha “Let off steam” marka la joogo xafiiska? Jawaab: Ereygan macnihiisu ma ahan “umi bixin” ee wuxuu tusaale u yahay makiinadaha uumiga bixiya si aysan u qarxin. Xagga nasashada shaqada English-ka, waxay ka dhigan tahay inaad iska yareyso buufiska shaqada (stress) adigoo sameynaya waxyaabo aad jeceshahay si aadan u xanaaqin.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖