Lesson 4: Asking Questions

You like coffee?

✍️Write in the comment Section.

1 Minute and 1 English Lesson.

Use Auxiliary Verb to start a question — Do

  • Do you like coffee?
  • Do they live here?
  • Do we have time?

  • Does he Like coffee?
  • Does she live here?
  • Does the room ____ windows?

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Qaabka Su’aalaha

Waxaan maanta baraneynaa Sualaha Englishka marka la isticmalyo “DO’ iyo qaabka saxda ah ee loo isticmaalo.

  • Sidee su’aal loogu weydiiyaa luuqada Englishka si sax ah? Jawaab: Si aad su’aal u weydiiso (Present tense), waa inaad ku bilowdaa ereyga caawiyaha ah ee “Do” ama “Does”. Kuma filna inaad codka bedesho oo kaliya. Tusaale ahaan: “Do you like coffee?” ayaa ah qaabka saxda ah ee barashada luuqada Englishka lagu barto.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–