Lesson 3: Prepositions (Listen to)

I am listening Quran.

✍️Write in the comment Section.

1 Minute and 1 English Lesson.

Always use “to” after the verb — listen

  • I am listening to quran.
  • Please listen to me.
  • They listen to the teacher.

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Barashada Englishka

Waxaan maanta baraneynaa Ereyga Listen to iyo qaabka saxda ah ee loo isticmaalo.

  • Waa maxay qaladka inta badan laga sameeyo ereyga “Listen”? Jawaab: Qaladka ugu badan ayaa ah in la ilaawo ereyga “to”. Luuqada Englishka, ficilka “listen” waxaa had iyo jeer la socda “to”. Tusaale, “Listen to music” ayaa sax ah. Haddii aad rabto inaad si fudud u barato Englishka, xasuuso in labadan erey ay wada socdaan.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–