CEFR English Level Assessment for Somalis
Ku soo dhawaaw Waxkabaro Academy! Imtixaankan 15-ka su’aalood ah wuxuu kaa caawinayaa inaan ogaano heerkaaga English-ka si aan kuu tuso koorsada kugu habboon.
Sida uu u shaqeeyo (How it works):
- Ka jawaab su’aalaha (Take the test).
- Hel natiijadaada (Get your score).
- system-keena ayaa kuu dooran doona Level kugu habboon si aad u bilowdo barashada!
