Phrasal Verbs Series: 11 Come across

Come across

✍️ If you know what “come across” means, write it in the Comment Section!

Phrasal Verbs Series Lesson.

Meaning: To find something or meet someone by chance without looking for them.

Somali: Inaad si kadis ah wax u hesho ama qof ula kulanto adigoon raadinaynin ama filaynin.

Examples:

  1. I was cleaning my room and I came across some old photos.
  2. If you come across my car keys, please let me know.

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase in the comments!

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Come across

  • Waa maxay macnaha “Come across”? Jawaab: Waxay la macno tahay inaad shay si lama filaan ah ugu timaado ama u hesho (by chance) adigoon qorsheynin inaad raadiso.
  • Ma loo isticmaali karaa in qof lala kulmay la sheego? Jawaab: Haa. Haddii aad waddada si lama filaan ah ugula kulanto qof aadan filayn, waxaad dhihi kartaa “I came across an old friend today.”

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–