06 one minute one English lesson: Have vs. Has

She have a new car.

✍️ Write in the comment Section.

1 Minute and 1 English Lesson.

Use Has for He, She, and It. Use Have for I, You, We, They.

  • ❌ She have… ➡️ ✅ She has a new car.
  • ❌ He have… ➡️ ✅ He has a big house.
  • ❌ It have… ➡️ ✅ It has a problem.

Remember the others:

  • I have, You have, We have, They have.

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Isticmaalka Have iyo Has

  • Goormaan isticmaalayaa Has, goormaase isticmaalayaa Have? Jawaab: Isticmaalka Have iyo Has waa mid u baahan in la xifdiyo. “Has” waxaa la raaciyaa qof saddexaad oo keli ah (He, She, It). Tusaale: “Ali has a book.” Halka “Have” la raaciyo (I, You, We, They). Tusaale: “I have a book.”

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖