27: For vs Since

I have lived here since 5 years.

✍️ Write in the comment Section.

1 Minute and 1 English Lesson.

Both words talk about time, but they are used very differently.

Use For for a duration or length of time (amount of time).
Use Since for a specific starting point in the past.

  • ❌ since 5 years ➡️ ✅ for 5 years (Duration: 1, 2, 3, 4, 5 years)
  • ❌ for 2018 ➡️ ✅ since 2018 (Starting point)
  • ❌ since three days ➡️ ✅ for three days
  • ❌ for Monday ➡️ ✅ since Monday

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Isticmaalka For iyo Since

  • Sidee loo kala saaraa For iyo Since? Jawaab: Isticmaalka for iyo since waa qalad aad u badan. Si fudud u xifdi: “For” waxaa la raaciyaa inta uu waqtigu socday (Tusaale: for 2 hours, for 3 months). “Since” waxaa la raaciyaa goortii ay shaqadu bilaabatay (Tusaale: since 2:00 PM, since January).

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖