Business English Series: 14 take it from there.

take it from there.

✍️ If you know write in the Comment Section

Business English Series Lesson.

Meaning: To continue from a certain point onward

Somali: Inaad shaqada sii waddo laga bilaabo meel la gaarsiiyay. (Tusaale: Adigu intan qabo, inta kalena anigaa sii wadaya).


Examples:

  1. Finish the initial report and I’ll take it from there.
  2. Let’s get the customer’s contact details first, and then we will take it from there.

  1. Your turn:
    Write your own example sentence using this phrase in the comments!

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Wada Shaqeynta Englishka

  • Muxuu ka dhigan yahay ereyga “Take it from there” marka lala shaqeynayo koox? Jawaab: Qeyb weyn oo ka mid ah wada shaqeynta Englishka waa in shaqada la qaybsado. Marka qof ku yiraahdo “I will take it from there,” wuxuu kuu sheegayaa inaad shaqada qeybtaada qabato, isaguna uu halkaas ka sii amba-qaadi doono oo uu dhameystiri doono.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–