🎓 Tijaabi Koorsada Special English Program (CEFR Based)
Kusoo dhawaada mar kale Waxkabaro Academy, oo ah HOOYADA barashada luuqada English-ka ee qaabka online-ka ah.
Waxaan isticmaalnaa manhaj caalami ah oo dunida oo dhan laga isticmaalo: CEFR (Common European Framework of Reference for Languages).
💎 Maxaad nagu dooran kartaa? (4-taan Faa’iido)
- 📱 Easy to use APP: Application isticmaalkiisu aad u fudud yahay oo aad ku raaxaysan doonto barashada luuqada English-ka.
- 🎙️ Two Day LIVE Session: Macalimiin ku jecel oo isbuuc walba 2 jeer LIVE kusoo galaya si aad practice u qaadato.
- 📚 CEFR Based Curriculum: Manhaj caalami ah oo laga diyaariyay koorso aad u balaaran, baahidaadana lagu jaan-gooyay.
- 🆓 Try Before you Pay: In aad tijaabin karto koorsadeena inta aadan lacagta bixin ka hor.
🚀 Halka aad ka bilaabi lahayd:
Haddii aad bilow tahay: Fadlan tijaabi A1 oo ah Beginner Level.
Haddii ay luuqadu kuu bilaaban tahay: Tijaabi level-ada kale ama imtixaanka hoos ka muuqda heerkaaga ku cabir.
Nasiib wacan





