Business English Series: 17 Spilling Secrets

let it slip

✍️ If you know write in the Comment Section

Business English Series Lesson.

Meaning: To accidentally tell someone something when you wanted to keep it a secret.

Somali: Inay si lama filaan ah afkaaga uga fakatay sir ama war aad qarineysay.

Examples:

I was just talking to Sarah and I let it slip that Marina got the promotion.

It was supposed to be a surprise party for the boss, but my colleague let it slip.

Your turn:
Write your own example sentence using this phrase in the comments!

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Sirta Xafiisyada English

  • Sidee loo sheegaa in war laguu qariyay uu afkaaga ka fakaday? Jawaab: Haddii aad rabto inaad ka hadasho sirta xafiisyada English, weedha “let something slip” ayaa ugu habboon. Waxay tilmaamaysaa inaadan si ula kac ah u sheegin, balse warku uu afkaaga kasoo fakaday adigoo aan is ogeyn.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖