Business English Series: 16 Re-evaluating

take a step back and assess

✍️ If you know write in the Comment Section

Business English Series Lesson.

Meaning: To pause and reconsider or re-evaluate a situation.

Somali: Inaad yara hakato si aad dib ugu qiimeyso xaalad ama qorshe ka hor inta aadan horay u sii socon.

Examples:

We need to take a step back and assess our strategy before moving forward.

Before we sign the contract, let’s take a step back and review the terms again.

Your turn:
Write your own example sentence using this phrase in the comments!

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Qiimeynta Shaqada English

  • Muxuu ka dhigan yahay ereyga “Take a step back” goobta shaqada? Jawaab: In kastoo weedhani macno ahaan tahay “tallaabo dib u qaad,” haddana marka laga hadlayo qiimeynta shaqada English waxay ka dhigan tahay inaad shaqada yara joojiso si aad dib uga fikirto qorshaha. Waa hab fiican oo lagu saxo khaladaadka inta aan la gaarin go’aanka ugu dambeeya.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖