23: Married to vs. Married with

She is married with a doctor.

✍️ Write in the comment Section.

1 Minute and 1 English Lesson.

Never translate word-for-word from your native language! In English, you are always married “to” someone, not “with” them.


  • ❌ married with a doctor ➡️ ✅ married to a doctor.
  • ❌ married with Ali ➡️ ✅ married to Ali.
  • ❌ married with my cousin ➡️ ✅ married to my cousin.

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Qaladaadka Turjumaada Englishka

  • Waa maxay sababta aan loo isticmaalin “with” marka guurka laga hadlayo? Jawaab: Mid ka mid ah qaladaadka turjumaada Englishka ee ugu caansan waa “married with” maxaa yeelay Soomaali ahaan waxaan niraahnaa “wuxuu is qabaan / wuxuu guursaday dhakhtar.” Laakiin sharciga Englishka ayaa ah in ereyga “married” uu mar walba qaato “to”.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖