21: Explain to me (Missing the preposition)

Can you explain me this?

✍️ Write in the comment Section.

1 Minute and 1 English Lesson.

When you ask someone to explain something,
you must always use the word tobefore the person.

  • ❌ Explain me… ➡️ ✅ Explain to me.
  • ❌ Explain him… ➡️ ✅ Explain to him.
  • ❌ Explain us… ➡️ ✅ Explain to us.

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Qaladaadka Hadalka Englishka

  • Waa maxay sababta aan loo dhihi karin “Explain me”? Jawaab: Mid ka mid ah qaladaadka hadalka Englishka ee sida tooska ah looga soo tarjumo af Soomaaliga ayaa ah in la yiraahdo “I sharax” (Explain me). Luuqada Englishka, ficilka ‘explain’ waxa uu u baahan yahay ereyga ‘to’ marka aad tilmaamayso qofka la siinayo sharaxaadda. Sidaa darteed, “Explain to me” ayaa sax ah.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖