She speak English.
✍️ Write in the comment Section.
1 Minute and 1 English Lesson.
Add “s” to the verb — He / She / It
- She speaks English.
- He works hard.
- It plays outside.
Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Basic English for Somalis
Waxaan maanta baraneynaa Present Simple Somali iyo qaabka saxda ah ee loo isticmaalo.
- Sidee loo isticmaalaa ficilka (verb) marka laga hadlayo qof saddexaad? Jawaab: Marka aad isticmaalayso Present Simple tense adigoo ka hadlaya qof saddexaad sida He, She, ama It, waa in ficilka lagu daraa xarafka “s”. Tusaale ahaan, “She speaks” ayaa sax ah, ma ahan “She speak”.
🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)
Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?
Fill this form and check your email to confirm your subscription
join our Whatsapp community
We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english
