I have two brother.
βοΈWrite in the comment Section.
1 Minute and 1 English Lesson.
Add “s” to plural nouns — more than one
- I have two brothers.
- She has three cars.
- He reads five books.
Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Barashada Luuqada Englishka
Waxaan maanta baraneynaa Plural Nouns Englishka iyo qaabka saxda ah ee loo isticmaalo.
- Waa maxay qaladka ugu badan ee magacyada jamaca (plural nouns)? Jawaab: Dad badan ayaa ilaawa xarafka “s” marka ay ka hadlayaan wax ka badan hal sheey. Tusaale ahaan, bedelkii aad dhihi lahayd “two brother,” waa inaad tiraahdaa “two brothers.” Tani waa cashar muhiim u ah barashada luuqada Englishka ee basic-ga ah.
π Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)
Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?
Fill this form and check your email to confirm your subscription
join our Whatsapp community
We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english
