Phrasal Verbs Series: 7 Take after

Take after

✍️ If you know what “take after” means, write it in the Comment Section!

Phrasal Verbs Series Lesson.

Meaning: To look or behave like an older member of your family.

Somali: Inaad u ekaato ama aad dhaqan wadaagtaan qof kaa weyn oo qoyskaaga ah (sida aabahaa ama hooyadaa).

Examples:

  1. My daughter takes after my mother; they both love cooking.
  2. You really take after your father with that big smile!

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase in the comments!


Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Take after

  • Waa maxay macnaha “Take after”? Jawaab: Waxay ka dhigan tahay inaad shabado ama dhaqan ahaan aad u ekaato waalidkaa, awoowahaa, ama cid kale oo qoyskaaga ah.
  • Ma loo isticmaali karaa dadka aan qoyska ahayn? Jawaab: Maya. Ereygan (Take after) waxaa si gaar ah loogu isticmaalaa kaliya xubnaha qoyskaaga (family members) oo dhiig idin ka dhexeeyo.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english

🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii


📖