Phrasal Verbs Series: 6 Soldier on

Soldier on

✍️ If you know what “soldier on” means, write it in the Comment Section!

Phrasal verbs Series Lesson

Meaning: To continue doing something even though it is very difficult or unpleasant.

Somali: Inaad horey u sii wado shaqo ama hawl adag adigoon is dhiibin ama ka harin (dhabar-adayg).


Examples:

  1. I was feeling sick, but I soldiered on and finished my work.
  2. Life is hard sometimes, but you just have to soldier on.

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase in the comments!


Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Soldier on

  • Waa maxay macnaha “Soldier on”? Jawaab: “Soldier on” waxay la macno tahay inaad muujiso dhabar-adayg oo aad sii waddo waxaad samaynaysay xitaa haddii xaaladdu adag tahay ama aad daalan tahay.
  • Muxuu ereygan xiriir ula leeyahay Askariga (Soldier)? Jawaab: Askariga waxaa lagu yaqaanaa inuu dagaalka sii wado xitaa marka ay adag tahay, waana sababta ereygan loogu isticmaalo qof kasta oo aan is-dhiibin.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖