2 Phrasal Verbs Series: Chill out

“She chills out in the evening after work.”

✍️ If you know what “chill out” means, write it in the Comment Section!

Phrasal Verbs Series Lesson.


Chill out

Meaning: To relax completely, or not allow things to upset you.
Somali: Inaad is dejiso, maskaxda ka nasato oo aad iska raaxaysato.

Examples:

  1. She chills out in the evening after a long day of work.
  2. You need to chill out and stop worrying!

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase in the comments!


Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Chill out

  • Waa maxay macnaha “Chill out”? Jawaab: Chill out waxay la macno tahay inaad is dejiso (relax) oo aad iska dhaafto walwalka ama diiqada. Waa erey aad looga isticmaalo English-ka maalinlaha ah.
  • Goorma ayaa la isticmaalaa “Chill out”? Jawaab: Waxaa la isticmaalaa marka qof uu xanaaqsan yahay oo aad rabto inaad dejiso, ama markaad ka sheekaynayso waqtigaaga nasashada.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖