Phrasal Verbs Series: 15 Catch up

Catch up

✍️ If you know what “catch up” means, write it in the Comment Section!

Phrasal Verbs Series Lesson.

Meaning: To talk to a friend you haven’t seen for a while to get the latest news, or to do work that you should have done earlier.

Somali: Inaad xog wareysato qof aadan waqti dheer arkin (is-xog-wareysi), ama inaad qabato shaqo/cashar ku dhaaftay oo dib kaaga dhacay.

Examples:

  1. Let’s meet for coffee on Friday and catch up.
  2. I was sick last week, so I need to catch up on my homework.

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase in the comments!


Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Catch up

  • Waa maxay macnaha “Catch up” marka lala kulmayo asxaabta? Jawaab: Waxay ka dhigan tahay “is-xog-wareysi”. Waa markaad qof aadan beryo arkin la fariisato si aad u kala ogaataan waxa idinku cusub.
  • Sidee loogu isticmaalaa shaqada ama waxbarashada? Jawaab: Waxay ka dhigan tahay inaad soo gaarto wixii ku dhaaftay. Tusaale, haddii aad shaqada ka maqneyd oo shaqo badan kuu taallo, waxaad u baahan tahay inaad “catch up” sameyso (soo dedejiso si aad ula jaan-qaaddo dadka kale).

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–