Phrasal Verbs Series: 9 Bring up

Bring up

✍️ If you know what “bring up” means, write it in the Comment Section!

Phrasal Verbs Series Lesson.

Meaning: To start talking about a particular subject or topic in a conversation.

Somali: Inaad soo hadal qaado ama aad billowdo ka sheekeynta mowduuc gaar ah inta lagu jiro wada-hadal ama shir.

Examples:

  1. Please don’t bring up that topic during the meeting.
  2. I was brought up to always say ‘please’ and ‘thank you’.

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase in the comments!

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Bring up

  • Waa maxay macnaha “Bring up”? Jawaab: Macnaha ugu badan ee xafiisyada iyo wada-hadalka lagu isticmaalo waa inaad qodob ama mowduuc soo bandhigto ama soo hadal qaado.
  • Ma leedahay macno kale oo caan ah? Jawaab: Haa. “Bring up” waxaa sidoo kale loo isticmaalaa “korinta carruurta” sida marka la yiraahdo “She brought up three kids” (Waxay korisay saddex carruur ah).

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–