Phrasal Verbs Series: 12 Break up

Break up

✍️ If you know what “break up” means, write it in the Comment Section!

Phrasal Verbs Series Lesson

Meaning: To end a romantic relationship, or when a phone call connection is bad and you can’t hear the other person.

Somali: Inaad soo afjarto xiriir jaceyl (kala harid), ama marka uu go’go’o khadka taleefankaaga oo codku xumaado.

Examples:

They decided to break up after two years together.

I can’t hear you clearly, you are breaking up.

YOUR TURN: Write your own example sentence using the phrase in the comments!


Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Break up

  • Waa maxay macnaha “Break up”? Jawaab: Inta badan waxay ka dhigan tahay in laba qof ay xiriirkooda jaceyl soo afjaraan (kala tagaan).
  • Ma loo isticmaalaa xilliyada taleefanka lagu hadlayo? Jawaab: Haa. Haddii aad qof la hadlayso oo internet-ka ama shabakada (network) ay xun tahay, waxaad dhihi kartaa “You are breaking up” (Codkaaga waa go’go’ayaa).

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–