24: Everybody (Singular vs. Plural)

Everyone are here.

✍️ Write in the comment Section.

1 Minute and 1 English Lesson.

Even though “everyone” means a lot of people, the word itself is treated as a single unit (singular). Always use “is” or “has“.

  • ❌ Everyone are here. ➡️ ✅ Everyone is here.
  • ❌ Everybody have a car. ➡️ ✅ Everybody has a car.
  • ❌ Nobody know the answer. ➡️ ✅ Nobody knows the answer.

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Naxwaha Englishka Fudud

  • Sababtee ereyga “Everybody” u qaataa ficilka keliya (singular verb)? Jawaab: Marka aad baraneyso naxwaha Englishka fudud, ereyada ay ka mid yihiin everybody, everyone, iyo nobody waxaa loola dhaqmaa sida “He” ama “She” oo kale. Inkastoo ay dad badan ka dhigan yihiin, naxwe ahaan waa hal koox, sidaa darteed waxay qaataan “is” ama ficil lagu daray “s”.

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english

🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖