Business English Series: 15 Taking charge

take charge

✍️ If you know write in the Comment Section

Business English Series Lesson.

Meaning: To take control or responsibility.

Somali: Inaad la wareegto gacan ku haynta ama masuuliyadda shaqo ama mashruuc.

Examples:

When the manager fell ill Tom had to take charge of the project.

The team was confused, so I decided to take charge of the meeting.

Your turn:
Write your own example sentence using this phrase in the comments!

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Masuuliyada Shaqada English

  • Sidee loogu sheegaa luuqada Englishka inaad masuuliyad la wareegtay? Jawaab: Masuuliyada shaqada English waxaa lagu muujiyaa weedho ay ka mid tahay “Take charge”. Tani waxay ka dhigan tahay inaad noqotay qofka go’aanka gaaraya marka xaaladdu u baahato hogaamin, sida “I will take charge of this team” (Anigaa la wareegaya kooxdan).

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖