My name Ahmed.
Β βοΈWrite in the comment Section.
1 Minute and 1 English Lesson.
Use Verb “to be” — is / are / am
- My name is Ahmed.
- You are Asha.
- I am a student.
Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ):
Casharka Verb to be Waxaan maanta baraneynaa casharka Verb to be Somali iyo sida saxda ah ee loo kala isticmaalo.
- Waa maxay qaladka ugu badan ee la sameeyo marka qofku is barayo? Jawaab: Qaladka ugu badan ayaa ah in la ilaawo ficilka (verb-ka). Tusaale ahaan, luuqada Englishka laguma dhihi karo “My name Ahmed.” Waa inaad mar walba isticmaashaa “is”, oo aad tiraahdaa “My name is Ahmed.”
- Sidee loo kala isticmaalaa am, is, iyo are? Jawaab: Waa mid aad u fudud: “Am” waxaa la raaciyaa “I” (I am). “Is” waxaa la raaciyaa qof saddexaad oo keli ah sida He, She, It (He is). “Are” waxaan la raacinaa jamaca iyo “You” (You are, They are, We are).
π Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)
Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?
Fill this form and check your email to confirm your subscription
join our Whatsapp community
We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english
