25: Look forward to + -ing

I look forward to see you.

✍️ Write in the comment Section.

1 Minute and 1 English Lesson.

In this specific phrase, “to” is a preposition. That means the action verb coming after it MUST end in “-ing“.

  • ❌ look forward to see you ➡️ ✅ look forward to seeing you.
  • ❌ look forward to meet you ➡️ ✅ look forward to meeting you.
  • ❌ look forward to hear from you ➡️ ✅ look forward to hearing from you.

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Barashada Weedhaha Englishka

  • Sidee loo dhammeeyaa farriimaha ama e-mailada si xirfadeysan? Jawaab: Barashada weedhaha Englishka ee xafiisyada aad ayay muhiim u tahay. Marka aad leedahay “Waan ku faraxsanahay inaan is aragno/wada hadalno”, waxaad isticmaashaa “I look forward to…”. Qaladka dadku sameeyaan waa inaysan “ing” ku darin ficilka, waana in mar walba la dhaho “I look forward to seeing you.”

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! ✅ Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • 🔹 Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • 🔹 Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • 🔹 Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • 🔹 Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

📖