Business English Series: 06 asking for feedback (run it by the team)

“I will run it by the team.”

✍️ If you know write in the Comment Section

Business English Series Lesson.

For More Business English Lesson Comment the Word “BUS”


Meaning: To share an idea with someone to get their feedback or approval before acting.
Somali: Marka hore la wadaag si ay fikrad uga dhiibtaan.

Examples:

  1. I think it’s a great idea, but you should run it by Ustaad Mohamud first.
  2. Let me run this by my boss and get back to you.

YOUR TURN:
Write your own example sentence using the phrase the comments!


Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo (FAQ): Business English Somali

  • Sidee si xushmad leh qof fikirkiisa loogu weydiiyaa goobta shaqada? Jawaab: Mid ka mid ah siyaabaha ugu wacan ee Business English Somali lagu barto ayaa ah isticmaalka weedha “Run it by”. Marka aad rabto in aad go’aan qaadato laakiin aad u baahan tahay in maamulahaaga ama kooxdaadu ay ogolaadaan, waxaad dhihi kartaa: “I need to run it by my manager.” (Waxaan u baahanahay inaan maamulahayga la wadaago).

🎁 Hadiyad Bilaash ah (Free Bonus!)

Do you want free PDF guides, vocabulary sheets, and weekly English lessons sent straight to your inbox?

Fill this form and check your email to confirm your subscription

Waan ka xunnahay, cilad ayaa dhacday. Fadlan mar kale isku day.
Waa lagu guuleystay! βœ… Fadlan Email-kaaga ka fiiri fariin kusoo dhacday oo kadibna riix batoonka xaqiijinta si aad u gasho casharada.

join our Whatsapp community

We share a lot of free Content like Webinars, Lessons, and motivational posts to imrpvove your english


πŸš€ Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ku soo biir Kooradeena Special English Program oo ku base gareesan Manhajka CEFR.

  • πŸ”Ή Manhaj Caalami ah: Dhismaha 5-ta tiir ee luuqada.
  • πŸ”Ή Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah iyo horumar.
  • πŸ”Ή Kulamo Toos ah (Live): Kobcinta kalsoonida hadalka.
  • πŸ”Ή Casharo Tayo Leh: Sharaxaad fudud oo isku dheeli tiran.

Qiimaha: $20 / Bishii

πŸ“–