50% Discount Mudo Kooban ah


🚀 Bilow Safarkaaga Barashada Luuqada English-ka!

Ma rabtaa inaan kaa caawino barashada iyo ku hadalka luuqada English-ka? Nagala soo qayb gal Special English Program. Waxaan kuu diyaarin doonaa jadwal waxbarasho oo aad ku qanci doonto, Insha Allah.

🌟 Maxaad ka helaysaa koorsadan?

  • ✅ Manhaj Caalami ah (CEFR Standard): Waxaan dhisaynaa 5-ta tiir ee luuqada (Reading, Writing, Listening, Speaking, iyo Grammar).
  • ✅ Isla-xisaabtan Dhab ah: Dabo-gal joogto ah si aan u xaqiijino horumarkaaga.
  • ✅ Kulamo Toos ah (Live): Si sare loogu qaado kalsoonidaada iyo ku hadalkaaga (Speaking).
  • ✅ Casharo Tayo Leh: Casharo isku dheeli tiran oo si fudud loo fahmi karo.

📚 Faahfaahinta Koorsada:

  • Heerarka: 5 Level (A1, A2, B1, B2, C1).
  • Muddada: Level walba wuxuu soconayaa 3 ilaa 4 bilood.

💰 Qiimaha : $20 / Bishii $10/Bishii.

Ku eg 10ka Bishaan

👇 Is-diiwaangali Hadda

â–²